Dooro nooca xarafka 'T':
Erayada 'TUL'
tulima
Qeexid
tulima(a)d m.l ld tulimaad tulimaad m.l Waa dhigidda uu dhigo wakiil dabiici ihi adke uu sidey oo uu ka keenay meel kale ama fog. Tusaale, webiyadu waxa ay tuulaan dhoobo iyo quruurux, dabayluhuna ciid badan iyo boodh.
Wadaag:
tulud
Qeexid
(-ddo, m.l) Neef geel ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
tulux
Qeexid
Buro weyn oo oogada ka baxda.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
tulux
Qeexid
(daaw.) Gal aan caadi ahayn oo ay biyo ama wax kale ka buuxaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
tulux-ugxeeye
Qeexid
(daaw.) Kiish biyo ka buuxaan, mid ama ka badan, oo ka dhex sameysma ugxeeyaha.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: