Erayda xarafka 'U'

u

Qeexid

u1 (u') m.dh Xarafka labaatanaad ee alifba'da af soomaaliga, waana shaqal.

Wadaag:

u

Qeexid

u2 h (nax.) Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa: a) qurub la xiriira jiho la aado. Tus. “Halkaa u orod!”; b) qurub la xiriira qofka loo aado. Tus. “Cali baan u tagay”; c) qurub la xiriira qof ama shay daraaddiis wax loo sameeyo. Tus. “Naagta aqal u dhis!”; d) qurub la xiriira habka ama sababta wax loo sameeyo. Tus. “Si wanaagsan u samee!”, “Maxaad u soo iibsatay?”; e) ugu: qurubyo lagu cabbiro kalasarraynta. Tus. “Wiilasha asaga ayaa ugu wanaagsan”.

Wadaag:

ubad

Qeexid

Dhasha yaryar ee xoolaha iyo dadka.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Wadaag:

ubax

Qeexid

Qaybaha geedka qayb ka mid ah oo xubnaha dhalidda iyo abuurku soo maraan; waa caleemo midabyo badan oo qurxoon; xay; man.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Wadaag:

ubaxaysad

Qeexid

ld ubaxaysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Wadaag:

ubaxaysasho

Qeexid

eeg ubaxayso. ld ubaxaysad, ubaxaysi, ubxaysad, ubxaysasho, ubxaysi

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

ubaxaysi

Qeexid

ld ubaxaysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Wadaag:

ubaxayso

Qeexid

Ubax yeelasho (geed). ld ubxayso.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

-stay, -satay

Wadaag:

ubaxdhig

Qeexid

Dhigidda la dhigo meelo taariikhi ah ubax.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Wadaag:

ubaxley

Qeexid

(bot.) Dhirta ubaxa leh. Ubaxleydu waa muuqaallada dhirta shiiqisa ee maanta. Waxa laga helaa dhismayaasha ugu sareeya boqortooyada dhirta, taas oo u suurto gelisa inay ku noolaadaan sabooyin kala duwan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

ubaxoobid

Qeexid

eeg ubaxow. ld ubxoobid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

ubaxow

Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) Ubax dhalid (geed). ld ubxow.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Wadaag:

ubbo

Qeexid

Weel badanaa argeeg ka samaysan oo sal ballaaran iyo qoor dhuuban oo weesada lagu shubto.

Quluc.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

ubbo-ubax

Qeexid

(-xo, m.dh) (bot.) Qaybta dheddigga ee ubaxa, taas oo ka kooban hal kaarbale, ama koox kaarbale ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

ubuc

Qeexid

(-cyo, m.dh) Uurkujir. ld oboc.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

ubuc

Qeexid

(-cyo, m.l) Qaybta hoose ee jidhka xayawaanka. Waxay ka koobantahay caloosha, mindhicirrada iyo organnada qashinsaarka iyo taranka.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

ubur

Qeexid

(-rro, m.dh) Xumbo adag, oo cad, oo awrka qooqan afkiisa ka timaadda. ld abur.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

uburi

Qeexid

Awr qooqan, ubur afka ka keenid. ld aburi.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

-iyay, -isay

Wadaag:

uburin

Qeexid

eeg uburi. ld aburin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

Wadaag:

ubxaysad

Qeexid

ld ubaxaysasho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

Wadaag: