Erayada 'UGE'

ugeyb

Qeexid

Riyaha intooda jirta sannad ka kor dhalmana aan gaarin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l