Erayada 'UJE'

ujeeddo

Qeexid

Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm.

Dulucda qoraal rasmi ah ama dood. ld ulajeeddo.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh