Dooro nooca xarafka 'U':
Erayada 'UK'
ukun
Qeexid
(-umo, m.l) Shay kakoonsan, qolof adag oo ay dhasho nafleyda inta aan naasleyda ahayn, oo uu ku jiro abuurkii ilmaha iyo nafaqadii korin lahayd.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh.u
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
u (urur) — urur (collective)
Qeyb: naxwe
Wadaag: