Dooro nooca xarafka 'U':
Erayada 'URG'
urgumo
Qeexid
Uurkuhayn; cadaawad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
urgun
Qeexid
(-unno, m.dh) Hoore adkaaday oo weel salkiisa ku haray, gufar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: