Erayada 'USU'

usur

Qeexid

(-rro, m.dh) Dhul jiq ah oo aan la mari karin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l