Dooro nooca xarafka 'U':
Erayada 'UUF'
uufannaa
Qeexid
ld uufannays.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
uufannays
Qeexid
U. ah: maroodi markaa dhashay ama beriyo jiray.
(m.l.u) U. ah: dad aan meel loogu hagaago lahayn. ld uufannaa.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: