Erayada 'WEH'
wehel
Qeexid
Nafley, nafley kale la jirta oo ka ilaalinaysa cidloodka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
weheli
Qeexid
Qof, qof kale wehel u noqosho. ld wehli.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
wehelin
Qeexid
eeg weheli. ld wehelis.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
wehelis
Qeexid
ld wehelin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
weheliyaha
Qeexid
weheliyaha fididda dhererka m.l (-yayaal ..., m.l/dh) (fiis.) Summad a. Korodhka dhererka adke ee hal halbeeg oo dherer ah, marka heerkulku kor u kaco hal digrii. Selsiyas (1 C°), cadaadiskuna yahay madoorsoome.
Wadaag:
weheliyaha
Qeexid
weheliyaha isliska neg m.l (fiis) Summad m. Saamiga xoogga isliska ee suurtaggalka ah uguna sarreeya iyo xoogga ku ligan dulaha is taabanaya m = Ff/Fn. Ff taas oo Ff - ay tahay xoog isliska, Fn - ay tahay xoog liganaha.
Wadaag:
weheliyaha
Qeexid
weheliyaha qallocsanka sugan m.l (fiis.) Summad na. Saamiga keynaanka ilayska ee madhane iyo keynaanka ilayska ee dhextaal Na = C/Co taasoo C - ay tahay xawaaraha ilayska ee madhane, Co - ay tahay xawaaraha ilayska ee dhextaal.
Wadaag:
weheliyaha
Qeexid
weheliyaha qalloocsanka m.l (-yaayaal ..., m.l/dh) (fiis.) Summad n. Saamiga saynka xagal abbaarka iyo saynka xagal qalloocsanka. Eeg weheliyaha qalloocsanka sugan.
Wadaag:
wehelyeel
Qeexid
ld wehelyeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
wehelyeel
Qeexid
U w.: wehel u ahaan, u noqosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
wehelyeelid
Qeexid
ld wehelyeel1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
weheshad
Qeexid
eeg wehesho. ld weheshi.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
weheshi
Qeexid
ld weheshad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
wehesho
Qeexid
Qof wehel ka dhigasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
wehliye
Qeexid
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Guud ahaan, taranka dhammaan isirrada ku jira tibaax marka laga reebo isir magacaaban. Tibixda 5xy; 5 waa wehliyaha xy, x waa wehliyaha 5y, y waa wehliyaha 5x, 5x waa wehliyaha y iwm. Sida badan wehliye waxa loo qaataa isirka madoorsoomaha ahee ku jira tibix.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: