Erayada 'WIR'

wir

Qeexid

Car! Ma ku dhacda!

Qaabnaxweed & Naxwe

e.d

e (Erey) — Erey (word)

Qeyb: naxwe

wirayn

Qeexid

eeg wiree.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

wiree

Qeexid

Cid wir ama car ku dhihid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

wiriiri

Qeexid

Jiraca qaarkii; xasharaad dadka qaniina; dhuxunkureeb.

Qof w. ah: qof caaro fudud ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

wiriiryaan

Qeexid

Wax farabadan oo meel wada jooga oo intaas is dabammaraya.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

wiriq

Qeexid

Halaq aan wax qaniinin.

ld biriq1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

wiriqlaawe

Qeexid

(-nno, m.dh) (kiim.) Walax adke ah oo aaney atamyeedeedu lahayn ha bayn qumman. Taas macnaheedu waa ma aha wiriq.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

wiriqle-aayooneed

Qeexid

(-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Wiriqle ka kooban ayoonada laba curiye ama in kabadan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

wiris

Qeexid

Shimbir la shaqaysa herinta; maras.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

wirwir

Qeexid

Dhalanteed.

Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay.

ld wirwirid.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

wirwir

Qeexid

Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

wirwirid

Qeexid

ld wirwir1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh