Erayada 'XAR'

xar

Qeexid

Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.

Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.

Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

xaraabad

Qeexid

(-do, m.l) Dagaal. ld xarbad, xarbi1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

xaraar

Qeexid

Dhadhan aan macayn.

Wallac. ld kharaar.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

xaraar

Qeexid

Haweeney wallicid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

xaraar

Qeexid

Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii.

ld tarro. Dhagax-nuuradeed.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

xaraaraansho

Qeexid

/dh ld kharaaraansho.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

xaraarad

Qeexid

Firiiric yaryar oo jirka dadka ka soo baxa waqtiyada kulaylku jiro.

Tebidda la tebo wax loo baahanyahay sida shaaha, jaadka, sigaarka iwm. ld xaraa radow1.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

xaraaradoobid

Qeexid

eeg xaraaradow2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

xaraaradow

Qeexid

ld xaraarad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

xaraaradow

Qeexid

(-oobay, -owday; -oobi) Jir dad finan yeelasho kulayl dartiis.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

Labdhedig

(-owday)

xaraari

Qeexid

Qof buka ama dhaawac ah baanin.

ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

xaraarid

Qeexid

eeg xaraar2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

xaraarin

Qeexid

eeg xaraari. ld kharaarin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

xaraaroowe

Qeexid

Geed dhulka ku faalala oo caleemo waaweyn.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

xaraarow

Qeexid

ld kha raarow.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg3

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

xaraarug

Qeexid

Qof naf xumi ku jirto; naf kadhowr; sakaraad.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

xaraarug

Qeexid

Nafley saka raadid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

xaraarugid

Qeexid

eeg xaraarug2.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

xaraash

Qeexid

Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo.

(-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer falidda yaqaan.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

xaraash

Qeexid

Badeeco qiimo jaban ku gadid.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.mg1

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe