Erayada 'XUF'
xuf
Qeexid
(-faf, m.l) Xuub yar oo harag jilicsan laga soo jeexay oo toobinka afka laga saaro. ld xug1 (2).
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xufnugeyl
Qeexid
X. ah: xoolaha intooda tabarta yar.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag: