Erayada 'YER'
yerid
Qeexid
ld yirid. Cudur ku dhaca ilkaha oo cirridka waxyeela.
Y. ah: nin doob ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
yeris
Qeexid
Ugaarta inteeda yaryar.
Caws ka jaad ka mid ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
yersin
Qeexid
Ugaarsadaha soo qumiya dagiiranka.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: