Erayada 'YUR'

yur

Qeexid

Erey xoog loo yiraahdo kolka bahal layska celinayo, si uu u joogsado.

Qaabnaxweed & Naxwe

e.d

e (Erey) — Erey (word)

Qeyb: naxwe

yurasil

Qeexid

(-lo, m.dh) (baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan waxyabaha ay ka koobanyihiin beysaska nukliyootaydhada iyo asiidh bu'eedda RNA. Waxa laga soo dhiraandhirriyaa bayramadiin.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

yurayn

Qeexid

eeg yuree.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.f.dh

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: dh

yuree

Qeexid

Dugaag wax ka celin.

Qaabnaxweed & Naxwe

f.g2

f (Fal) — Fal (verb)

Qeyb: naxwe

yurqudle

Qeexid

(-layaal, m.l/dh) Waqti gaajo aad u darani jirto oo cuntadu yar tahay.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l

yuruuruc

Qeexid

Koox ubad ah oo yaryar; carruur; gurbood.

Qaabnaxweed & Naxwe

m.l

m (magac) — magac (noun)

Qeyb: naxwe

l (Lab) — Lab (masculine)

Qeyb: naxwe | Jinsi: l