Qeexid
"eeg aanee."
"eeg aanee."
Wadaag:
Godob uraadsasho.
Qaraabannimo amasaaxibnimo awgeed cid u xigsasho (qof).
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
eeg khayaanee. ld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.
m.f.dh
Wadaag:
(-no, m.dh) (baay.) Mid ka midah kuwa ugu muhiimsan beysaskanukliyootaydhada DNA iyo RNA.
m.dh
Wadaag:
Dhibaato hore oo ciddii loo geystayaanay illaawin; godob; utun; dakano.
m.dh
Wadaag: