Qeexid
"eeg aftir2."
"eeg aftir2."
Wadaag:
(f.g) Wax af la' kadhigid (qalab wax gooya).
(f.mg) Qof af utirid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof, wax sidadufan, caano iwm oo afkiisa ku yaal iskabi'in.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-iyo, m.l) Arrin ama qaynuun, in laoggolaado ama la diiddo darteed, ay dowladishacbigeeda u bandhigto.
m.dh
Wadaag: