Qeexid
"eeg ammuuree."
"eeg ammuuree."
Wadaag:
Waxmushkilo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nooc xamaaratada ka mid ah oomuluca u eg kase weyn oo leh midab bunniah. ld amuur.
m.l
Wadaag:
Waxmushkilo hayso ahaansho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Waxaf beelay noqosho (qalab af fiiqan). ldafgammuuxan1, afgamuuran1,afgamuuxan1.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Wax afbeelaay ahaansho (qalab af fiiqan). ldafgammuuxan2, afgamuuran2,afgamuuxan2.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(kiim.) Iskudhisyo orgaanig ah oosameysma marka hal ama in ka badan oo atamyada haydarojiin ee amooniyada lagubeddelo koox orgaanig ah.
m.dh
Wadaag: