Qeexid
ld aqoonxumaan.
ld aqoonxumaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld aqoonxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Qof aancilmi badan lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg aqoonxun. ldaqoonxumaansho, aqoonxumi,aqoonxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld aqoolxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld aqoonxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada.
m.dh
Qeexid: Cilmi.
Qeexid Xigta: Garasho dheerad ahoo wax loo leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: aqoonli'i m.dh ld aqoonla'aan.
m.l
Qeexid: Warqadda a.ga: dokumentirasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawiriyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa.
Qeexid Xigta: Warqadda citiraafka.
Qeexid Kale: ld aqoonsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: aqoonta kansarka m.l (daaw.) eeg onkooloji.
Qeexid: aqoonta cudurrada m.dh eeg baatoloji.
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Waxcitiraafid.
Qeexid Xigta: Wax hore loo kasayey muddodambe dib u garasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Qof aqoon loo leeyahay; layaqaan; indhagarad. ld aqoonnin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: aqoonta ummulinta m.dh (daaw.) Qayb kamid ah cilmi takhtareedka oo ku saabsanxanaaneynta dumarka inta ay uurkaleeyihiin, marka ay dhalayaan iyo lixtoddobaad oo ku xigta xilliga dhalmadamarka xubnaha taranku ay dhibaatobaxayaan.
Qeexid: aqoonla'aan m.dh Xaaladda qof aan cilmibarani ku suganyahay. ld aqoonli'i.
f.g3
Qeexid: (yaqaan, taqaan; yiqiin,tiqiin/aqooday, aqootay) Wax hore lookasayey muddo dambe dib u garasho. Tus.“Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld aqoonni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld aqoonsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Cid wax kale ucitiraaftay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid wax si dhabah uga dhaadhacsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]