Qeexid
ld asiib.
[-bay, -btay]
f.g1ld asiib.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah oo jurmiweyn iyo xoog badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld asiibid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Beer weyn oo geedmirood ku abuuranyahay; awno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) Qori dheer oo afka hore u ballaaran oo bedenada iyo huuriyada lagu wado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld seebi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]