Qeexid
"ld uurqaad."
"ld uurqaad."
Wadaag:
(-do, m.l) (baay.) Ka rujintageedka laga rujiyo meel ee la geeyo meel kale.Tus. “Ka saaridda geed dheri lagu beeray eeloo wareejiyo dhulka”.
m.l
Wadaag:
U. ah: gaaridda neef dheddig uu gaaro da'uu ku rimi karo; awrqaad. ld awrqaad.
m.l.kh
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee kelida ah (lala hadlaha ama wax looqoraha). “Ninka aad la hadashay waawalaalkay”. ld aa2, aydin.
mu.dhm.y
Wadaag:
Geela kiisa lab; rati.
A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.
m.l
Wadaag:
Meel geedaha ku yaal oo dhan ka goyn si loo beero.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: