Qeexid
"eeg baahee."
"eeg baahee."
Wadaag:
Wax baahi hayso ahaansho (nafley).
U b.: wax wax u mucurtaysan ahaansho.
f.mg4
-hnaa, -hnayd
Wadaag:
War, cudur, daad iwm aad u faafid.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
Baahi dareemid (nafley).
U b.: wax la'aantiis u mucurteysnaan.
f.mg3
-hday, -hatay
Wadaag:
Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; gaajo.
Xaalad cunto yari oo meel ka dhacda.
Dhibaato ay keento wax la'aantooda.
m.dh
Wadaag:
U b.: qof ama dad dhibaateysan hanti u uruurin.
f.g2
-heeyay, -heysay
Wadaag:
U b.: cid in ay wax u baahato badid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: