"eeg baalid2."
Wadaag:
Wax muddo dheer jiray, aad u gaboobid.
f.mg1
-day, -dday
B. ah: wax muddo dheer jiray oo aad u gaboobay.
m.l
ld baashaal1 (2).
m.f.dh
(-iyo, m.l) Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.
m.dh
eeg buubaal2.
eeg baad2.
Wax duug noqday muddo dheer dabadeed (dhar iwm).
ld baalis.
ld baalin.
Koofiyad, gammuun iwm.
f.g2
-iyay, -isay
eeg balbal.
eeg bayid.
eeg baaliyow.
baal u yeelid.
(-oobay, -owday; -oobi) Baali noqosho (naag).
ld xabaal1, xawaal1.
eeg baaluq2.
(-oobay, -owday; -oobi) Wax duug ah noqosho.