Qeexid
ld belaayo.
ld belaayo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Mas'uuliyadda aabbaha ka saaran mehrinta gabadhiisa.
Qeexid Xigta: Ardi w.: dhul fog; dhul shisheeye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo. ld balaayo, belo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld balaambalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Qaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigga. Waxay u badantahay biyo ay walxo badani 57
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid.
Qeexid Xigta: U b.: qof rafaad iyo dhibaato la kulmid u ooyid. ld balambal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: War aan la hubin oo cidda sheegtay aan la aqoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Daymo, milicsi.
Qeexid Xigta: B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Neef xoolo ah oo biyo diido; biyodiid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-cyo, m.dh) Dugaagad ballaaran, xardhan oo macdan ka samaysanoo haweenka ku xarragoodaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Balaq noqosho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -lfay, -laftay
Qeexid: ld balfi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Buuryo; beejo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bacaroor.
Qeexid Xigta: Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada.
Qeexid Kale: Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Indha la'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg balaambal. ld balaambal1, balambal1, balambalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -salay
Qeexid: Daymoo; dhugo; milicso; ilkuxad.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Ku b.: yalaalugo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Kitaabka diimeed oo muqaddaska u ah yahuudda iyo kirishtaanka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
Qeexid Xigta: B. in: haddii.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]