Qeexid
ld ballaarsasho.
ld ballaarsasho.
magac / noun
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho.
Qeexid Xigta: Wax ballaciisa weyneysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ballaarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ballaarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ballaarso. ld ballaarsad, ballaarsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ballac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax, wax ballac leh ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax, wax waasac ah ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax ballaaran noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Indha la'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld bersed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hees hawleed la qaado marka xargaha iyo shabaagta la samaynayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ballaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (xis.) Isqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar haddii iskeelka la qaatay uu ka yaryahay 1). Haseyeeshe u eg, qaabka asalka ah (eeg isqaad). Sida kale waa weynayn iyo yareyn shaxan joometari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax ballac weyn leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax waasac ah ahaansho (dhul, weel iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Nooc ka mid ah noocyada ashuumada waaweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ballaaran. ld ballaarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ballaaro. ld ballaarnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiyaan in ay meel mariyaan.
Qeexid Xigta: Nooc bariidka waaweyn ka mid ah, oo macaan.
Qeexid Kale: Neef indhaha beelay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Arrin laba qof ama ka badan meel marinteeda ku heshiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Albaab, dariishad iwm wada furid.
Qeexid Xigta: Arrin wax ka qabashadeeda cid u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]