Qeexid

"ld ballaarsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ballaarsi oo kali ah:
  • Dhinaca woqooyi galbeed, waxaa weerarro hubaysan oo is-daba-joog ah Puntland ku soo qaaday Maamulka Hargeysa oo 15kii Oktoobbar sannadkii hore ku qabsaday magaala-madaxda gobolka Sool ee Laas Caanood una sii tafa-xaydanaya dhul-ballaarsi kale.
  • Waxa uu sheegey in mar kasta ay Puntland dooneyso in nabad iyo daris-wanaag lagu wada noolaado, hase ahaate maamulka Somaliland uu ku mashquulsan yahay dhul ballaarsi.