Qeexid
"eeg balqi."
"eeg balqi."
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadin.
Is b.: wax suuxsan iska dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hoore weel ka buuxa in yar ka daadasho.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
Xab jiidma oo laabta ka soo go'a oo afka ka yimaada marka la cadayo.
m.l
Wadaag:
Qurub la isticmaalo inta badan kolka wax kabbixiwaa ah lays yeelsiiyo ama layska dhiirrigeliyo.
B. in: haddii.
e.d
Wadaag:
(xis.) Isqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar haddii iskeelka la qaatay uu ka yaryahay 1). Haseyeeshe u eg, qaabka asalka ah (eeg isqaad). Sida kale waa weynayn iyo yareyn shaxan joometari.
m.dh
Wadaag:
Cabbitaan laga dhergey ku noqnoqosho (dad); biyo badan, had iyo goor cabbid (xoolo); biyo durdurasho.
f.mg3
-xaday, -xatay
Wadaag: