Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
banfariisi2
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
Fal / verb
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `banfariisi`
banfariisad
Qeexid
ld danfariisasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
danfariisi
Qeexid
Xoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
danfariisi
Qeexid
Xoolo meel aan xero ahayn ku baryid. ld banfariisi2.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
banfariisasho
Qeexid
/dh ld danfariisasho. banfariisi1 m.l ld danfariisi1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
fariisi
Qeexid
Wax salka dhul u dhigid.
Cid fadhi ku soo dhaweyn.
Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
bariisiin
Qeexid
ld bariin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
bariis
Qeexid
Geed cawseed dalagga la beerto ka mid ah dhala iniinyo yaryar oo kuwa sarreenka ka yar oo la cuno marka la karsho. ld bariid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
danfariiso
Qeexid
Xoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
bariiso
Qeexid
Waqtiga u dhexeeya qorax soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato.
Roob da'a arooryada hore.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
bariiso
Qeexid
Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
golafariisi
Qeexid
ld golafariisasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
danfariisad
Qeexid
ld danfariisasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
anfariir
Qeexid
Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax.
ld anfariirid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
biyafariisin
Qeexid
(-nno, m.dh) Dhul godan oo biyo qabatin leh. ld biyafariisad.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
banfadhi
Qeexid
(-iyo, m.dh) ld danfadhi.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.kh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
kh (Khabar) — Khabar (predicate)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
anfariir
Qeexid
Yaab weyn iyocabsi dareemid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
fariisin
Qeexid
Meel xoolo ama dad la dejiyey.
Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay.
Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo. 4. Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin2.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
fariisin
Qeexid
eeg fariisi. ld fadhiisin1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: