Qeexid
"ld berked."
"ld berked."
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Fadhi caajisnimo ku jirto oo in muddo ah si macnala'aan ah meel loo fadhiyo.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (kiim.) Nooc kasta oo ka mid ah birdhafyada kubram-sink oo ilaa 50% tahay sink. Marka xaddiga sink la kordhiyaba, midabka birdhafku wuxuu iskula beddelaa sidan: dahabi-cas oo noqda dahabi; ilaa laga gaadho caddaan-qalimeed.Baraasyada si fudud ayaa loo sameeyaa, si wacanna way ugu adkaystaan daxalaysiga.
m.l
Wadaag:
Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan.
Meesha markabka loogu xiro borosinka.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Guri ka sameysan alwaax dushana jiingad kaga dedan tahay. ld baraakad.
m.dh
Wadaag:
Neef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
m.dh
Wadaag:
Nolol barwaaqo, caafimaad iyo nabadgalyo leh. ld baraaro.
m.l
Wadaag:
Barwaaqo, caafimaad iyo nabadgelyo ku noolaan.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m.l
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
Wadaag: