Qeexid

"ld bedertan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baratan oo kali ah:
  • Atoorahan oo isagu ku dhashay Austria ayaa ugu magac dheer dad gaaraya ilaa 100 qof oo baratanka ka qeybqaadanaya.
  • Dabcan baratankayaga iyo qorshahayaga waa ku jirtaa in aanu talada dalka aan si dimoqraadi ah oo ah doorasho xor ah gacanta ugu dhigno, balse waxaa nooga dambeeya barnaamij cad oo siyaasadeed oo aanu dalkan insha Allah ku horumarin doono.