Qeexid
"eeg basari2."
"eeg basari2."
Wadaag:
Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-sray, -sartay; -sri) Wax si tab iyo xeelad leh u xallin.
f.g1
Wadaag:
Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo.
Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo.
ld basrid.
m.l
Wadaag:
Qab iyo isla weynaan ka muuqda haweeney baali ah.
m.dh
Wadaag:
Qof aan basar wacan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Qof caqli badan oo arrimaha si tab iyo xeelad ku jirto u xalliya.
m.l
Wadaag:
Khudrad ur silloon oo dhadhan kulul, caleemo dhuudhuuban oo dhaadheer iyo buruq kuusan leh oo la cuno.
m.dh.u
Wadaag:
Geed faalala oo laamo dhaadheer iyo caleemo yaryar leh oo geelu daaqo.
m.l
Wadaag:
(xis.) Isqaad joometiriyeed ee soo saara humaag ka weyn (ka yar haddii iskeelka la qaatay uu ka yaryahay 1). Haseyeeshe u eg, qaabka asalka ah (eeg isqaad). Sida kale waa weynayn iyo yareyn shaxan joometari.
m.dh
Wadaag:
(jool.) Dhadhaabo midabkeedu madow yahay, wiriqaheeduna yaryaryihiin, ka abuurma ciid raran ah oo ka soo gufaacda burkaanta oo qabowday ee adkaatay.
m.dh
Wadaag: