Qeexid

"ld bedertan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga beretan oo kali ah:
  • Qormadan maanta oo ah tii saddexaad ee ku soo baxda bogga ciyaaraha ee wargeyska Haatuf, waxaanu qaddar kaga tilmaami doonaa laba tartan oo kala ah kii saddexaad iyo kii afraad ee dunidu ku beretanto.
  • Boqoolkuna waa jiraa, naftana ballankii ka yiil haddaan lala beretansiin waxaa lagu beegmayaa bayuuraha aan hambayn.