Qeexid

"ld berked."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga berkad oo kali ah:
  • Ceelasha biyaha soo saaraa waxay ku filiqsan yihiin jiid isu jirta ilaa 20 KM, laakiin waxay dhammaantood biyaha isugu wada keenaan laba berkadood oo ku yaal Kaamka Geed-deeble, halkaas oo ah kaydka biyaha.
  • Mashruuca weyn ee dhuunta saddexaad iyo berkadaha taageero iyo dabogal dawli ah ayay u baahan yihiin.