Qeexid
"eeg biindhee."
"eeg biindhee."
Wadaag:
Ciyaar turub, haad la degey fas yar saarid.
f.g2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag:
Qodxo bir ah, noocyo kala duwan leh oo wax la iskula qabto.
Nooc ka mid ah gorgorka oo aad u dheereeya.
m.l
Wadaag:
Jirro maskaxeed qofka ka dhigta mid fudud oo aan dagganayn.
(w) eeg biin.
m.l
Wadaag: