Qeexid
"eeg booli2."
"eeg booli2."
Wadaag:
Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. ld boolayn.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar turub haad u boqrid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.
m.dh.u
Wadaag:
(-lyay, -liday; -lyi) Hanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.
f.g1
Wadaag:
(-tayaal, m.l/dh) Qof faan iyo hanjabaad badan. ld bootaale.
m.l
Wadaag:
Shimbir dabaalata oo badanaa midabkeedu cadyahay. ld boolamboolo.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof hanti booli ah ku dhaqma. ld boolicune, booliquute.
m.l
Wadaag: