Qeexid
"eeg budee."
"eeg budee."
Wadaag:
ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco.
Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.
m.f.dh
Wadaag:
Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur1.
m.l
Wadaag:
Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah.
Iil.
B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Ka saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; iskudhis ahaan looga saaro biyaha ay ku milanyihiin; sidaa darteedna lagu yareeyo adkaanta biyaha.
m.dh
Wadaag:
Soor bislaatay budo ku adkayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: