Qeexid
ld bakaar.
ld bakaar.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld bukooni
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld Bukaysiin; bukabbukayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Godka badarka lagu kaydiyo.
Qeexid Xigta: Badar muddo god ku jirey. ld bukaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Sariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Qof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bukaan ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg buko. ld bukood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu iska daaweyn lahaa.
Qeexid Xigta: Bukaansocod-eegto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Fiidda sare ee geed ama timo iwm.
Qeexid Xigta: Dhoqor dhaadheer ah oo ka baxda kuruska geela dushiisa.
Qeexid Kale: Ciyaarta daba-ka eriga, hal mar oo turubka la qeybiyo laguna ciyaaro. 4. Isha baalkeeda. 5. (-rar, m.l) Meel lagu iibsho cabitaanka iyo cunto fudud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin timirta, bixiya miraha qoonaha iyo caw oo ka baxa meelaha kulul ee biyaha leh.
Qeexid Xigta: Nagaar dhulka ku faalala oo xooluhu daaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax qarsoon raadin.
Qeexid Xigta: Wax la qaadan waayay noqosho (badeeco).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: Wax bukaan ah noqosho. ld bukoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato.
Qeexid Xigta: Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto.
Qeexid Kale: ld kaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xanuun laxow badan dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Nafley bukaan ka dhigid (Ilaah).
Qeexid Xigta: Wax bukaan ah iska dhigid. ld bukee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg bukaysii. ld bukayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Bir-xaar dusha dheen dahab ahi ka marsanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bukayn. eeg bukabbukee.
Qeexid Xigta: ld buhabbuhayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: ld bukee. Wax garaacid si lagu jilciyo.
Qeexid Xigta: ld buhabbuhee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]