Qeexid
"eeg bulxan2."
"eeg bulxan2."
Wadaag:
bulaan1 m.l 1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan.
ld bulaan1. bulaan1 m.l 1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.
m.f.dh
Wadaag:
Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Nafley badan cod farxad iyo qosol leh samayn.
f.mg1
Wadaag: