Qeexid
"eeg cabeeb2."
"eeg cabeeb2."
Wadaag:
Cabeeb ku dhicid (lo' ama carruur).
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cudur lo'da iyo carruurta ku dhaca oo nabarro afka ugu yeela, dhareerna ka keena.
m.l
Wadaag:
Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid1.
m.l
Wadaag:
ld cashatebin, cashatebis, catajebid, catajebin, cata cashatebin m.dh ld cashatebid.
m.f.dh
Wadaag:
Cid dhaqankeeda iyo luqaddeeda mid carbeed ka dhigid.
Cid carab iska yeelid. ld carabiyee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Cid xabeeb u yeelid.
Cid xiijin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: