Qeexid

"ld cadaawo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga cadaawad oo kali ah:
  • Axmed Diiriye Cali oo la hadlay qaar ka mid ah qeybaha Warbaahinta Magaalada Muqdisho waxa uuna kula taliyay in laga fikiro Midnimada Dadka iyo Dalka oo aan la abuurin cadaawad la dhex dhigo shacabka ku dhaqan Gobolada Soomaaliya.
  • Kulanka aad loo xiisaynayaa waa ka dhexmari doona Barcelona iyo Real Madrid oo ah laba naadi oo aad u adag, isla markaana ay dhex taalo cadaawad gaamurtay oo dhinaca ciyaaraha ah.