Qeexid

"ld calaamadi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga calaamee oo kali ah:
  • Waxaan aaminsanahay in Somaliland lumisay fursad qaaliya sababtuna ay tahay hogaamiyayaashii wadanku soo maray oo lagu calaameeyey musuqmaasuq iyo iyagoon hayn waddo (vision) ay umadda ku hogaamiyaan.
  • Arintan ayay shacabka Muqdisho qaarkiis ku macneynayaan inay qayb ka tahay go'aankii ay Ethiopia ku gaartay inay Somalia ka baxdo, goobahana ay ka mid yihiin goobihii horay loo calaameeyay inay ka baxaan.