Qeexid
"ld calansaar."
"ld calansaar."
Wadaag:
Maalinta dowladi calankeeda qaadato. ld calansaarid.
m.l
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag:
Barwaaqo, caafimaad iwm oo ka muuqda xoolaha jirkooda.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (juqr.) Hirar waa tallantaaliga kicitaanka iyo dhicitaanka ee badda dusheeda, kaas oo dhaca ugu dhawaan maalintii labo jeer waxaana sababa cufisjiidadka dayaxa iyo ka qorraxda oo isna si kan yar u sababa. Badweynnada furan, faraqa u dhexeeya heerarka hirarka sare iyo hirarka gaaban wuxuu ka yaryahay 1 m, laakin badaha gunta gaaban ee qaaradaha saaran faraqu wuxuu gaarayaa in ka badan 6 m, gacannada dhuuban ee hirarka leh waxaa dhici karta faraqu inuu gaaro 15 m ama ka badan.
m.dh
Wadaag: