Qeexid
"ld aq."
"ld aq."
Wadaag:
(-iyo/cuquul, m.dh) Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli.
m.l
Wadaag:
(-daad, m.l) Duub maro ah oo afartan yaardi ah oo midab leh. ld caqdaad.
m.dh
Wadaag:
Shanboolada oo saddex goor la boolaysto laguna badiyo (turub).
m.dh
Wadaag:
Gabal hilib ah.
C. ah: in maro, dhul, xaashi iwm ah.
C. ah: qof gaboobay oo aan waxba qaban karin.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Mabda' diimeed oo la aaminsan yahay. ld caaqido.
m.dh
Wadaag:
Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed.
(fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.
m.dh
Wadaag:
(caman, m.l) Labada cad ee hilibka ah oo ku yaal wejiga labadiisa dhinac midkood, waxay u dhexeeyaan isha iyo qalka hoose, ama sanka iyo dhegta.
m.l
Wadaag: