Qeexid
ld ciniini.
[-iyay, -isay]
f.g2ld ciniini.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld ciniinin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld ciniinid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ciniin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: ld ciniin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin1, cinniin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin2, cinniin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld ciniinnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ciniini. ld caniinin, ciniinnin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caniinid, cinniinid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld ciniini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: In yar oo dheeraad ah oo la siiyo qof wax gatay.
Qeexid Xigta: Hambo. ld iniq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Indhaha kala qaadid si wax loogu dhaygago.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax ordaya wax dul saaran ka ridid.
Qeexid Xigta: Wax sida biyo dhagax iwm xoog u firdhin.
Qeexid Kale: Neef xooluuhu ku jirey ka cayrin. ld faniini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyaal, ml/dh) (daaw.) Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: God, dab iwm ciid ku aasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld finiini.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]