Qeexid

"eeg daaci2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daacin oo kali ah:
  • Cumar Iimaan oo ah hogaamiyaha Xisbul Islam, kadib markii ay ku eedeeyeen inuu xagaldaacinayo ahdaaftii loo dhisay Jabhada.
  • "Madaxweynaha Eritrea wuxuu xagal-daacinayaa nabad ka dhalata Somalia, isagoo ka horjeestay heshiiskii dhawaan ka dhacay dalka Jabuti" ayuu u sheegay Jangeli wargeyska Sharqalawsat ee kasoo baxa London.