Qeexid
"ld daacuun1."
"ld daacuun1."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Uurjiifka naasleyda, gaar ahaan dadka, marka korrinkiisu gaadho heer loo aqoonsan karo muuqaallada qof weyn. Dadka uurjifkiisu laga billaabo siddeed toddobaad ilaa inta uu dhalanayo waxaa la idhaahdaa ilmo calooleed.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Dheecaanka ay soo daayaan qanjirrada caloosha.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.l) (daaw.) Boog ku sameysmata caloosha waxaana keena aasidhka oo gubeysa caloosha. Aasidhka caloosha ma bato. Astaamaha: matag iyo xanuun caloosha cunnada kaddib, waxaa iman kara dhiigbax iyo waxa kaloo dhici kara kala xirin caloosha iyo xidmaha markii nabarku buskoodo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo oo ku dhaca xiidmaha waxaana keena baktiiriyada “vibrio cholerae”. Astaamaha: matag badan, shuban biyha bariiska u eg, jirka oo biyuhu ka dhammaadaan; cudurka waxaa laga qaadaa cunto ama biyo aan nadiif ahayn oo u gaadhay saxaro qof qaba cudurkaas.
m.l
Wadaag:
Cudur calooleed aad halis u ah, dhaqso u faafa oo leh shuban badan oo biyo ah. ld daacuun-calooleed, daacuuncaloolo.
m.l
Wadaag:
Ka c./u c.: qof caloolxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha.
Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
m.dh
Wadaag:
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Neef caloosha ka timaadda oo dhawaaq leh, afka ka sii deyn.
(f.mg) Nafley caatoobid. ld daaco2.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
(f.g) In weyn oo wax hoore ah shubid.
(f.mg) Fatihid (webi).
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef dhawaaq leh, caloosha ka timaadda oo afka ka soo baxda.
Dhul godan oo aan dhir lahayn.
m.dh
Wadaag:
Qof niyad samida ama mukhlisnimada uu muujinayo ay ka dhabtahay.
m.dh
Wadaag: