Qeexid

"ld daaji."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daaqsii oo kali ah:
  • Labada Beelood oo xurguftooda soo jiitameysay tan iyo horaantii sanadkan, ayaa waxay colaadooda ku bilaabatay Murano dhinaca daaqsiinta dhulka ah, kaasoo markii dambe gacan ka hadal uu ka dhashay.
  • Dadka reer guuraaga ahi waxay si joogto ah u daba socdaan roobka ayagoo kolba u guura meesha roob fiican, biyo iyo daaqsiimo wanaagsan u leh xoolaha.