Qeexid
"eeg dabaylraac."
"eeg dabaylraac."
Wadaag:
Ari dhanka dabayshu u socoto u goosmid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-lo, m.l) (c.cimi.) Mawjad hawo, oo xoog ugu socota jiho kasta, oo badanaa la moodo inay barbaro la tahay oogada dhulka.
m.dh
Wadaag:
Hawo xoog leh oo dhan u socota.
Xanfar; siigo.
Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal. 4. Dhanka dabayshu ka socoto. 5. ld dabeyl.
m.dh
Wadaag:
Wax qoyan si uu u qallalo dabayl u dhigid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(juqr.) Wax dabayli keentay amase ku xidhan. Tuulimaad d. waa waxyaabaha ay dabayli qaadday ama ay dhigtay meel dhulka dushiisa ah waxaana ka mid ah dabayl tuul, bacaadka iyo tuulimaadyada lamaddegaannada.
m.l
Wadaag:
D. ah: neef lo' ah oo aan sanka ka neefsan karin.
m.l.kh
Wadaag:
Wax dabayl leh ahaansho.
Qof dawdawle ah ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: