"eeg damradee."
Wadaag:
(-do, m.l) Waran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado.
m.dh
ld deyn2.
Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
f.g2
-deeyay, -daysay
eeg darxadee.
m.f.dh
eeg darbadee.
eeg dambee.
eeg faaradee.
eeg dambasee. ld bambasayn.
eeg nuuradee. ld nuuriyadayn.
eeg xasaradee.
eeg danee.
eeg daree.
eeg dalee.
eeg dakee.
eeg dacee.
eeg dameeradhaglee. ld dameerabilayn.