Qeexid
"eeg daqiiji."
"eeg daqiiji."
Wadaag:
Wax kasta oo aad loo shiido; budo.
Sarreen aad loo shiiday; bur.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Waqti hal saac ah oo lixdan meelood loo qaybshay middood. ld daqiiqo.
m.dh
Wadaag:
Wax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: