Qeexid
"ld darxumo."
"ld darxumo."
Wadaag:
Hab qoraal-gacmeed oo qof wax u qoro oo ay adagtahay si loo akhriyo.
Hab aan quruxsanayn oo qof u sameeyo farshaxan. ld farxumo.
m.dh
Wadaag:
Wax darxumo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Sumcad aan wanaagsaneyn oo cidi yeelato.
Ceeb. ld dhegxumaan.
m.dh
Wadaag:
D.tay, d.taa iwm: awgay, awgaa iwm.
D. Alle: Alle dartiis, si niyadsam ah. ld daraad.
m.dh.fk
Wadaag: